Gästbok
Sv:Ai tang wong
skrrt
04.06.2019
Wakanda for ever
Sv:Ai tang wong
noobmaster69
19.05.2019
i am cool 14 year old boy also btw iron man dies in endgame
Sv:Ai tang wong
viktor
17.05.2019
jag hatar dig ge mig ett virus
Ai tang wong
Bob
17.05.2019
jaa wong pliii chii to caa won bokana ti kongwa we com too wakan da wo
Психология, Психиатрия и ученый Олег Викторович Мальцев
SashaNum
16.05.2019
Копинг - поведение людей в стрессовых ситуациях. Ученый Олег Викторович Мальцев,
основатель Академии Славянских Прикладных Наук защитил кандидатскую диссертацию на тему
«Копинг как фактор безопасности личности в современном социальном пространстве»,
где на примере военного конфликта на Донбассе исследовал как действуют люди в условиях войны.
Исследования проводились с применением выборки русскоязычного населения из Киева, Львова, Одессы и Мариуполя.
Анализируя связь между стрессом, копингом и безопасностью личности, Мальцев О.В. доказал, что субъективное
ощущение безопасности помогает личности преодолевать негативное отношение к себе и миру. Ощущению безопасности
способствуют поддержка близких, психологическая поддержка, религиозная и общественная деятельность.
Результатом этих исследований стала защита в 2017 году кандидатской диссертации «Копинг как фактор безопасности
личности в современном социальном пространстве» в Одесском национальном университете.
Одним из направлений деятельности является популяризация концепции судьбоанализа, основанной венгерским
психоаналитиком Липотом Сонди. Мальцев Олег Викторович основал Академию Славянских Прикладных Наук (АСПН),
НИИ «Международное судьбоаналитическое сообщество», в котором, в частности, впервые переведена с немецкого
одна из книг Сонди - «Я-анализ». Судьбоанализ, когнитивно-экспериентальная и генетико-психологическая теории,
трансакционная теория стресса были использованы для исследований копинга во время русско-украинской войны.
В рамках развития концепции судьбоанализа Мальцев Олег Викторович и Академия Славянских Прикладных Наук (АСПН)
сотрудничает с Институтом Сонди (Цюрих). Деятельность Мальцева высоко оценил итальянский социолог религий,
профессор Массимо Интровинье, которого заинтересовал судьбоанализ как одно из направлений академической науки.
В марте 2018 года с экспедиционной группой Мальцев О.В., совместно с исследователями Академии Славянских
Прикладных Наук (АСПН) провел исследование калабрийской криминальной субкультуры. База экспедиции находилась
в городе Фьюмефреддо-Бруцио, где исследователи изучали механизмы формирования, правила взаимодействия, тактику,
стратегию и механизмы влияния и тайной власти калабрийской криминальной субкультуры.

whatever
GroDup
12.05.2019
whatever
Mifare S50 и RW15
Jamestek
10.05.2019
Срочно продам заготовки RW15 по 38руб. (900шт.) брелки MIFARE 1K (Бесконтактный RFID брелок с чипом Mifare S50) по 9руб. (7000шт.) 8 917 715 99 60. Отправлю почтой или СДЭКом за свой счет,заготовки оплатите после проверки при получении.
Sv:nja
NEGER
04.05.2019
DUDUDUDUDUDUD
Sv:nja
mydixserecct420
04.05.2019
jgbsajgfbouö¨mjsdahfhFIUSHDIU HH IHIQHDIOHW9D HJWH 98WUJH IU9I JH9U IOJ 9UYIH NDIKHÄ APOIYHD ÄPahiOU YHAUOG UU JHBGUOHB jböoubufbou BUAB IOABIU HIK H IKHB FINKF JÅja ii h jio jfklj¨'jmf uöofj ihnf iuhf iuhy jnb ih kfhwif eiwik nish ih kn in kjhio kl o kml öäpo j08yh ki höoj p8yh ijohö uhn'p ihih h iph iphj 9j ojo ol'jo lkp ip
,klp k'ojiyh ijkj ij ikmi kn tgbcfy f yughök hgygtf cgtft tgyu 5658 85 75 863 kmkm kh ön h kljhu jkk nm lj n hjn kjhn jkhj mh

nja
hejpådig
02.05.2019
Dugsiga aasaasiga ee ardeyda maskaxdooda gaabiso waa inuu siiyaa ardeyda aanu caqligoodu dhameystirneen waxbarasho ku habboon ardey kasta inta awoodiisa ah. Waxbarashadu waa iney siisaa ardeyga aqoon guud iyo qiimaha bina’aadamka, horumarinta kalsoonida shaqsiga, wax la wadaagida bulshada iyo aasaas wanaagsan si uu nolosha bulshada uga qeyb-qaadan karo. Dugsiga aasaasiga ee ardeyda maskaxdoodu gaabiso wuxuu ka kooban yahay maaddooyin ama dhowr maaddo oo kala duwan. Waxbarashada waxa xitaa kamid ahaan kara maaddooyinka ku qoran dugsiga aasaasiga qorshaha koorsooyinka.
Dugsiga tababarka
Qeyb kamid ah dugsiga aasaasiga ee ardeyda maskaxdoodu gaabiso waxa la dhahaa dugsiga tababarka. Dugsiga tababarka waxaa loogu talagalay ardeyda aan awoodin in ay bartaan dhammaan maaooyinka ama qeyb ka mid ah waxbarashada maaddooyinka. Dugsiga tababarka kama koobna maadooyin ee wuxu ku dhisan yahay shan mawduuc:
Hawlaha bilicda
isgaarsiinta
Dhaqdhaqaaqa xubnaha jirka
dhaqdhaqaaqa nolol maalmeedka
garashada nolosha
Yaa dhigta dugsiga aasaasiga ee ardeyda maskaxdoodu gaabiso?
Carruurta aanu caqligoodu dhameystirneen waxa loo qorsheeyay dugsiga aasaasiga ee ardeyda maskaxdoodu gaabiso, oo wuxu gali booska dugsiga aasaasiga.
Waa sidee qaabka loo shaqeeyaa?

Qeyb kamid ah dugsiga aasaasiga ee ardeyda maskaxdoodu gaabiso waxa la dhahaa dugsiga tababarka. Dugsiga tababarka waxaa loogu talagalay ardeyda aan awoodin in ay bartaan dhammaan maadooyinka ama qeyb ka mid ah waxbarashada maaddooyinka. Dugsiga tababarka kama koobna maadooyin ee wuxu ku dhisan yahay shan mawduuc:
Hawlaha bilicda
isgaarsiinta
Dhaqdhaqaaqa xubnaha jirka
dhaqdhaqaaqa nolol maalmeedka
garashada nolosha
Sidee loo bixiyaa shahaadada?
Ardeyga markuu dhammeeyo dugsiga aasaasiga ee ardeyda maskaxdoodu gaabiso waxa la siin caddeyn ku saabsan waxbarashada ay dhigteen. Hadii ardeyga ama waalidka ardeygu ay soo dalbadaan waxa caddeynta waxbarashada loogu dari qiimeyn aqoonta ardeyga ah. Qiimeynta aqoonta ardeyga waxey ku saabsanaan fursadaha ardeyga u furan hadii uu waxbarasho sii dhiganayo.
Hadii ardeyga ama waalidka ardeygu soo dalbadaan waxa ardeyga laga siin shahaado maadooyinka lagu dhigo dugsiga aasaasiga ee ardeyda maskaxdoodu gaabiso, hal mar lixdii biloodba laga bilaabo fasalka 6-aad ilaa dhammaadka xilliga dayrta fasalka 9-aad iyo mar kasta oo maaddo la soo gabagabeeyo. Shahaado ahaan waa in la isticmaalaa darajooyinka A, B, C, D ama E . Ta ugu sareysaa waa A, tan ugu hooseysaana waa E. Ardeyga aan buuxin shuruudaha shahaadada E ee maaddada uu dhigtay, wax shahaado ah looma qorayo.
Wada hadalka horumarinta ardeyga
Ugu yaraan halmar lixdii bilood waa inuu ardeyga, macallinka iyo ardeyga waalidkiisa isla kulmaan si ay uga wada hadlaan xaalada dugsigu sida ay tahay iyo siduu ardeygu ugu qanacsan yahay. Arrintaan baa waxa loogu magacaabaa wada hadalka horumarinta ardeyga. Wada hadalku waa inuu sawir balaaran ka bixiyaa horumarka aqoonta iyo ka xaga bulshada ee ardayga.
Wada hadalku waa inuu noqdaa mid ku saabsan sidii uu dugsigu u caawin lahaa ardeyga ee uu u dhiiri gelin lahaa horumarkiisa. Wada hadalku wuxu u yahay ardeyga iyo waalidka fursad ay wax ku saameeyn karaan oo ay mas’uul ka qaadi karaan ardeyga waxbarashadiisa.
Fasalada aan shahaadada la bixin ardeyga waxa la siin qoraalka qorsheynta horumarinta shaqsiga, oo waxa la qoraa hal mar sanad dugsiyeedkiiba. Qoraalka qorsheynta horumarinta shaqsiga waa in ay ku qornaadaan qiimeyn kaas oo qorshaha mustaqbalka quseeya.
Miyaad u baahantahay inkale oo tilmaan ah?